
WAQOOYI BARI
STATE OF SOMALIA
Dowladda Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya
Ku soo dhawoow bogga rasmiga ah ee Dowladda Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya. Hel xogta rasmiga ah ee dowladda, adeegyada bulshada, hay'adaha dowladda, wararka, dukumentiyada iyo barnaamijyada horumarinta.
Qaab-dhismeedka Dowladda
Hay’adaha Dowladda
Hel xogta iyo bogagga rasmiga ah ee hay’adaha Dowladda Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Madaxtooyada
Xafiiska Madaxweynaha iyo maamulka sare ee Dowladda.
Golaha Wakiillada
Hay’adda sharci-dejinta ee Dowladda Goboleedka.
Garsoorka
Hay’adaha garsoorka iyo maamulka caddaaladda.
Wasaaradaha
Waaxyaha fulinta siyaasadaha iyo adeegyada dowladda.
Hay’adaha Dowladda
Hay’adaha fulinta waajibaadka gaarka ah ee dowladda.
Hay’adaha Madaxabannaan
Hay’adaha leh waajibaad madaxabannaan oo sharciyeed.
Adeegga Dadweynaha
Adeegyada Dowladda
Marin cad oo muwaadiniinta iyo hay’aduhu kaga helaan adeegyada rasmiga ah.
Wararkii Ugu Dambeeyey
Wararka Dowladda

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Waqooyi Bari oo tababar u soo xidhay cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta DWBS
Laascaanood: Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mud. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa magaalada Laascaanood tababar ugu soo xidhay cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta DWBS.
Akhri Dheeraad
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Waqooyi Bari oo shir-guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada DWBS
Laascaanood: Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mud. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa shir-guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada DWBS.
Akhri DheeraadWasiirka Warfaafinta oo casho sharaf u sameeyey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Laascaanood: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaadhsiinta iyo Teknolojiyada Dowladda Waqooyi Bari, Mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye, ayaa munaasabad casho sharaf ah u sameeyey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Akhri Dheeraad