Dowladda Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya
Wararka Dowladda Wararka, bayaannada iyo war-saxaafadeedyada rasmiga ah ee dowladda.
Xogta Rasmiga ah
Wararka Dowladda Qoraal kasta wuxuu muujinayaa taariikhda, qaybta, xafiiska qoray iyo isha rasmiga ah.
Madaxtooyada Golaha Wasiirrada Baarlamaanka Wasaaradaha Horumarinta Waxbarashada Caafimaadka Dhaqaalaha Kaabayaasha Adeegyada Dadweynaha
Madaxtooyada 26 Sebteembar 2026Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Waqooyi Bari oo tababar u soo xidhay cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta DWBS Laascaanood: Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mud. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa magaalada Laascaanood tababar ugu soo xidhay cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta DWBS.
Madaxtooyada 17 Sebteembar 2026Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Waqooyi Bari oo shir-guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada DWBS Laascaanood: Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mud. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa shir-guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada DWBS.
Xafiiska Warfaafinta iyo Xidhiidhka Dadweynaha ee Madaxtooyada DWBSAkhri Dheeraad Madaxtooyada 26 Sebteembar 2026Wasiirka Warfaafinta oo casho sharaf u sameeyey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Laascaanood: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaadhsiinta iyo Teknolojiyada Dowladda Waqooyi Bari, Mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye, ayaa munaasabad casho sharaf ah u sameeyey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Madaxtooyada 23 Sebteembar 2026Warbixinta Todobaadlaha ee Dowladda Waqooyi Bari — Laascaanood Warbixinta todobaadlaha ah ee Dowladda Waqooyi Bari oo soo bandhigta howlihii ugu waaweynaa ee uu dowladdu qabatay todobaadka, waxaa soo saaray Waqooyi Bari State TV.